Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka oo Sheegey In Kooramkii Uu Ku Furmi Lahaa Baarlamaanka La Gaarey

Guddiga Dooarashooyinka dadban ee dalka ayaa shaaca ka qaaday Xildhibaanada cusub ee ilaa hada la doortay inay yihiin kuwa ku filan Kooramka loogu talo...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Hey’ada Culumada oo Soo Jeediyey Qorsho Cusub oo Looga Hortegayo Qaraxyada Alshabab

Gudoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ku baaqay in la sameeyo qorsho cusub oo looga hortagayo qaraxyada Al-Shabaab ay ka geysanayaan...

Dhegeyso:Qaar Ka Tirsan Ergadii Beesha Begedi oo Sheegey In Magacooda Dad kale Ku Foodeen

Kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Nabadoono, Waxgarad iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha begedi oo ka mid ah beelaha dega deegaanada Koofur...

Dhegeyso Qaar Ka Mid Ah Nabadoona Gobolka Shabelaha Hoose oo Eedeyn U Jeediyey Gudiga Doorashooyinka Maamulka Shariif

Kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Nabadoono, Waxgarad iyo Odayaal ka soo jeeda Beel ka mid ah beelaha dega Gobolka Sh/Hoose ayaa waxa...

Dhegeyso Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka oo Sheegey In Ay Beesha Caalamka u Gudbiyeen Musuqmaasuqa Ka Jira Doorashooyinka Dalka Ka Socda

Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya Nuur Jimcaale Faarax ayaa sheegay Beesha Caalamka in ay u gudbiyeen Musuq maasuqa ka jira Doorashada xubnaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img