Aadan Maxamuud Nuur "Aadan Saransoor" oo ka mid ahaa xildhibaanadii waqtigooda dhamaadey ayaa sheegay in loo diiday in uu ka qeyb galo doorashada aqalka...
Odayaasha beesha tuni oo uu hor kacaayo Suldaan Suldan Sayid Suldan Fiqi ayaa maanta kulan ay ku taageerayaan xildhibaanada beeshooda ee ku guuleystey doorashooyinka...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) ayaa wuxuu ka hadlay is qab qabsigii dhowaanahan u dhaxeeyay Shirkadda Caymiska ee Takaful...