Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabkasida oo Sheegey In Dadka Xukunka Dilka Lagu Fuliyo u Badan Yihiin Reer Muqdisho

Guddoomiyaha Maxkamadda darajada kowaad ee Ciidanka qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in kiisaska dilka ah ee ay fuliso Maxkamadda Ciidamada qalabka...

Dhegeyso: Dagaalka Ka Dhacay Deegaanka Goofgaduud ee Gobolka Baay

Wararka ka imanaya deegaanka goofgaduud ee gobolka bay ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhexeeya cioidamada alshabab iyo kuwad dowlada federaalkla. Dagaalkani...

Dhegeyso: Taliye Xigeenka Ciidanka Bolisska Buurhakaba oo Sheegey In Howlgalo Ay Magalada ka Wadaan

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska degmada Buurhakaba oo la hadlay iwarbaahinta ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay ka...

Dhegeyso Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegey In Hishiisyo Shirkada Ay la Baleen Ka Laabtey

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegey in Shirkado ganacsi oo caalami ah ay dowladda Soomaaliya ay la gashay heshiisyo Maalgashi...

Dhegayso…Beesha HabarGidir oo Sheegtay inay FATWO u Haysto Dilka,Dhaca iyo Kufsiga Dhamaan Dadka ka Soo Jeeda Beesha DIREED(Waqooyi iyo Koonfur)

Kulan balaaran oo ay ka qayb galeen qaybaha kala gedisan ee ku abtirsada Beesha Habargidir ayaa waxa uu maanta ka dhacay magaalada Muqdisho,Kulankan oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img