Dhegeysiga Codadka

Dhegayso…Wararka maanta ee Wadajirradio ATL

----Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta doortay guddiga ka shaqayn doona doorashada guddoonka Baarlamaanka. ----Doorashada Xildhibaanada goballada Waqooyi oo kali ka socota Muqdisho ----Taliye xigeen lagu dhex dilay...

Dhegeyso:Baarlamaanka oo Ku Dhegen Wasiirka Maalliyada iyo Madaxwene Xasan Sheekh

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si cad ugu soo horjeestay ansixinta Miisaaniyada Dowladda ee Saddexda Bilood ee soo socota. Xildhibaan Cabdi Cali, Xildhibaan...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Degmada Baydhabo oo Sheegey In Abaar Xun Ka Jirto Deegaano Ka Mid Ah Gobolka Baay

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ee Gobolka Baay C/laahi Cali Watiin ayaa ka warbixiyay booqasho uu ku tagay deegaanka Awdiinle oo qiyaastii 28 km u jirta...

Dhegeyso:-Odayaasha Puntland oo Fariin Adag U Direy Beesha Caalamka

Odayaasha magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, gaar ahaana kuwa kasoo jeeda dhinaca puntland ayaa fariin kulul u diray Beesha Caalamka oo ay sheegeen in...

Dhegayso..Warbixin dhameystiran oo ku aadan Go’aamada Shirkii Madasha Qaranka.

Madasha hogaamiyayaasha Qaran (MHQ) oo labadii todobaad ee laga soo gudbay  kulan uga socday magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyn maanta lasoo gabagabeeyay isla markaana laga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img