Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Kasoo Horjeestey Tirada Xubnaha Aqalka Sare Lagu Kordhiyey

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Maanta Shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa kasoo horjeestey Xubnaha Aqalka...

Dhegeyso:Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Buur hakaba oo Ka Hadley Ciidamo Ka Tirsan Boliiska oo Xabsiga Loo Taxaabey

Taliye ku xigeenka Booliska Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay Dhame Maxamed Ibraahim ayaa faah faahin ka bixiyay Ciidamo ka tirsan kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya...

Dhegeyso:Qaar ka Mid Ah Shacabka Gobolka Bakool oo Ka Cabanaya Abaraha Ka Jira Gobolka

Maamulka Koonfur Galbeed ayaanan weli u gurman Dadka shacabka ah ee Abaarta ay ku saameysay Degaanada Koonfur Galbeed. Dadka qaar ee ku nool Degaanada Koonfur...

Dhegeyso: Fashilka Generaal Xaamud oo Ciidanka Boliska Ka Dhigey Ciidan uu Leeyahay Xasan Sheekh

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya S/Gaas Max’ed Sheikh Xasan Xaamud ayaa war aan wanaagsaney ku dhawaaqey isagoo ka dhigey ciidanka boliiska ciidan uu leeyahay madaxweyne...

Dulaaliin Digil iyo Mirifle ah oo bilaabay inay Dacaayad ku furaan Shariif Sakiin.

Koox sheegatay inay ka soo horjeedaan inuu Shariif Xasan u tartamo kursiga Madaxweyne-nimo ee dalka oo ku kulmay Muqdisho ayaa sheegay inuu Shariif yahay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img