admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Cali jeyte oo fariin u direy dadka ku nool deegaanada alshabab ka arimiso

Cali Jeyte Cismaan ayaa fariin adag u diray dadka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada ay ka taliyaan kooxda Al-shabaab. U qeybsanaha xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ee...

Xafiiska qaramada midoobey ee somaliya oo u hambalyeeyey dowlada iyo shacabka somaliyeed

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa ugu hambalyeeyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed guusha weyn ee ay ka gaareen in ay xubin rasmi ah...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo ka warbixiyey ku biirista somaliya ay ku biirtey dalada bulshada bariga dhexe

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay muhiimada Soomaaliya ay u leedahay...

Somaliya oo safiir cusub u magacowdey dalka kenya

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa Jabriil Ibraahim Cabdulle u magacaaabay safiirka Soomaaliya ee Kenya. Ambassador Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa tagi doona Nairobi, xilli Kenya...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo magalada baydhaba kulan kula qaatey xidhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda koonfur galbeed

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta kulan kula qaatey magalada baydhaba xildhibaanada labada Aqal ee kasoo jeeda maamulkaas...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img