admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Kulan u Dhexeeyey Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Xukuumada Federaalka oo Maanta Ka Furmay Magalada Garoowe

Shir wadatashi ah oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobolleedyada ayaa goor dhow ka furmay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Kulankani ayaa waxaa shir...

Golaha Wasiirada oo Maanta Meel Mariyey Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay meel mariyeen Hindise sharciyeedka doorashooyinka qaranka oo ay soo diyaarisay...

Kulankii Ay Ku Balansanaayeen Maamul Goboleeyada iyo Xukuumada oo Dib u Dhac ku Yimid

Kulan u dhexeeya maamul goboleedyada iyo xukuumada oo maanta ka furmi lahaa magalada Garoowe oo dib u dhac ku yimid kadib kolkii xukuumada iyo...

Wasiirka Warfaafinta oo Is Casiley

Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo m aanta la hadley idaacada VOA ayaa sheegay in uu iska casiley xilkii uu u hayey...

3 Gacan Ku Dhiigle oo ay Maxkamada Gobolka Banaadir Ku Xukuntey Xukun Dil ah

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil ah ku xukuntey 3 edeysane oo loo heystey dilkii loo geystey Marxuun Axmed Mukhtaar Saalax Dowlo. Gudoomiyaha guddoomiyaha...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img