admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Gudoonka Baarlamaanka oo Maanta Magacaabay Gudiga Dejinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Caddiraxmaan ayaa magacaabay Guddi ku-meelgaar ah oo soo diyaarin doona Sharciga doorashooyinka...

Maamulka Puntland oo Xukumada Ku Eedeeyey Faragelinta ay Ku Heyso Maamul Goboleedyada

Maamulka Puntland ayaa eedeymo culus usoo jeediyay dowladda federaalka, iyada oo warsaxaafadeed maamulka ka soo baxay lagu sheegay inay ka walwalsan yihiin hab dhaqanka...

Dhismaha Wadada Isku Xirta Afgoye iyo Xamar oo Maanta Bilaabatay

Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa maanta billowday dhismaha waddada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose. Dhimsha waddada ayaa waxaa...

Saraakiil Gaaraya 83 Xubnood oo Ka Tirsan Ciidanka Xooga Dalka oo La Dalacsiiyey

Ku simaha taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Shalay garaadda siiyay 83 xubnood oo isugu jira Dhaqaatiir iyo Kalkaaliyaal Caafimaad. Dhaqaatiirta...

Xubno Ka Tirsan Alshabab oo Duqeyn Lagula Beegsaday Deegaano Ka Tirsan Gobolka Shabelaha Hoose

Wararka laga helayo deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in duqeyn diyaaradeed ay ka dhacday degaano ka tirsan Gobolkaas. Wararka ayaa...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img