admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Maamul Galmudug oo Sheegay Inuusan Ku Qanacsaneyn Qaabka Loo Maamulayo dhismaha Maamulka Galmudug

Madaxweynaha maamul gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa ka hor yimid dhismaha maamulka cusub ee Galmudug ee...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ganacsatada ugu Baaqey Inay Joojiyaan Lacagaha Baada ah ee ay Siyaan Alshabab

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Finish oo qudbad ka jeediyey bananbax ka socdey dugsiga tababarka ee jeneral kaahiye ayaa ganacsatada ugu baaqay inay joojiyaan lacagaha...

Bananbax uu Horey u Iclaamiyey Maamulka Gobolka Banaadir oo Hada Ka Socda Magalada Muqdisho

Dad ka carreysan Qaraxii dadka badan ay ku dhinteen ee toddobaadkan ka dhacay Ex Koontarool Afgooye ayaa maanta isugu soo baxay Fagaaraha Dugsiga tababarka...

Dowlada Federaalka Somaliya oo Ka Jawaabtey Warbixin ay soo Saartey Hay’ada Laanqeyrta Cas

Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa wax lagu Xumaado ku timaantay warbixin ay soo saareen hay’adaha Bisha Cas iyo laanqayeerta Cas( ICRC iyo SRCS) oo laga...

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Bahda Daafeet Media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaa Reer Cumar Cabdulle Yusuf oo maanta hooyadood Khadija Cusmaan Diini ku geeryootay Magalada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img