admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Malaaq Shiino oo Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed ugu Baaqay Iney Baaraan Sababta uu Mukhtaar Roobow Rashinka uga Soomay

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa looga baaqay in baaritaan uu ku sameeyo Xaaladda Shiikh Muqtaar Roobow oo si sharci daro ah ugu xiran dowlada...

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Magacaabay Gudi Doorasho

Khilaaf hor leh ayaa muuqda in uu mar kale harreey-nayo qorshaha dhismaha dowlad gobolleedka Galmudug, kaddib markii madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu magaalada...

Howlgalka Mareykanka ee Africom oo ka Hadley Duqeyn Ay Ka Fuliyeen Deegaano Ka Tirsan Gobolka Shabelaha Hoose

Qoraal ka soo baxay howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa looga hadlay duqeyn Mareykanku ka fuliyay degaanno ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraalka ayaa lagu sheegay...

Gudiga Farsamada Maamul u Dhisida Galmudg oo Ku Dhawaaqay Magacyada 20 Xildhibaan ee Ahlusuna soo Qortey

War qoraal ah oo ka soo baxay Gudigga Doorashooyinka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Liiska 20 Xildhibaan kuwaas dhowaan oo ay...

Maxaa ka Jira Wararka Sheegaya In Shekh Mukhtar Roobow uu Ka Soomay Raashinka

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo si sharci daro ah ugu xiran dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa la sheegayaa in muddo saddex maalmood ah uu...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img