Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
378

Bahda Daafeet Media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaa Reer Cumar Cabdulle Yusuf oo maanta hooyadood Khadija Cusmaan Diini ku geeryootay Magalada Seattle Washington ee dalka mareykanka.

Waxaa ayna leeyihiin samir iyo iimaan ilaahay ha inaga wada siiyo janadii fardowza ilaahay haka waraabiyo qabrigeedana waasac ilaahay ha uga dhigo amiin amiin.