Dowlada Federaalka Somaliya oo Ka Jawaabtey Warbixin ay soo Saartey Hay’ada Laanqeyrta Cas

0
266

Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa wax lagu Xumaado ku timaantay warbixin ay soo saareen hay’adaha Bisha Cas iyo laanqayeerta Cas( ICRC iyo SRCS) oo laga hadlay qarixii khasaaraha badnaa ee 28 december 2019,ka dhacay Isgoyska Ex-Control Afgooye ee Magaaladda Muqdisho.

Qoraalka ka soo baxay wasaarada Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in warbixintaasi ay xadgudub ku tahay Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.