admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Qaar kamid ah xildhibaanadii puntland xasaanada ka qaaday oo maanta hortegey maxkamada puntland

Dacwada loo heytso 8 xildhibaan oo dhawaan baarlamaanka Puntland ka qaaday xasaanadda ayaa maanta markii labaad ay dhageysatay Maxkmadda Sare ee Puntland. Maxamed Yuusuf Maxamuud...

Kulankii 7aad ee golaha shacabka oo maanta furmey

Waxaa Goor Dhow Furmay Kulankii 7-aad ee Kalfadhiga 8-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka somaliya Ajendaha Kulanka maanta aya noqon doona Akhrinta 1aad...

Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashada oo ku booryiyey in gobolka hiiraan gooni u istaag sameeyo

Wasiirkii hore ee Wasaarradda Waxbarashada ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in marnaba shacabka gobolka Hiiraan ku qanci doonin...

Taliyaha ciidamada xoogga dalka oo markii ugu horeysay ka hadley saraakiisha lagu diley gobolka galgaduud

Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay saraakiishii 9-ka bishaan lagu laalayay degmada Balanbal ee dhanka waqooyi kaga taalla gobolka...

Maamulka Galmudug oo gudi u magacaabay dilkii loo geystey saraakiisha ciidamada

Madaxweynaha Maamulka Galmudud Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay guddiga ka kooban shan xubnood oo baaritaan ku sameyn doona dilkii duleedka degmada Balanbal loogu...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img