Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray ku aqoonsaday in degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir ay noqonoyaan Garasbaaley, Daarusalaam...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadan-nimada ee OCHA, ayaa sheegtay in ay kordheen tirada dhimashada cudurka Daacuunka taasoo kor u dhaaftay...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud inuu ku howlan yahay awood marooqsi uu ugu gogol xaarayo...