admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Midowga musharixiinta oo kasoo horjeestey mudo kororsigii ay shaley sameeyeen golaha baarlamaanka

Qoraal ka soo baxay midowga Musharixiinta ayaa lagu qaadacay muddo korarsigii labada Sano ee Golaha Shacabku u sameeyay maalintii shalay dowladda hadda jirta, iyaga...

Nin nooloow maxaa aragti kuu laaban?…

Nin nooloow maxaa aragti kuu laaban?…Waa xikmad Soomaaliyeed oo runtii sawir muuqda ka bixinaysa dhacdooyinka iyo wakhtiga isla markaana daaha ka rogayso Insaanka la...

Golaha baarlamaanka oo meel mariyey Sharciga jiheynta doorashada

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa kulan xasaasi ahaa waxaa ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, waxaana kulanka ay uga hadleen mooshin la...

Taliyihii ciidanka boliiska gobolka banaadir oo xilka laga xayuubiyey

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa goor dhowayd xilkii ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John). Waxaa...

Madaxweynihii hore ee somaliya oo ka digey mudo kororsi

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay ka digayaan muddo kordhin aan sharci aheyn...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img