
Qoraal ka soo baxay midowga Musharixiinta ayaa lagu qaadacay muddo korarsigii labada Sano ee Golaha Shacabku u sameeyay maalintii shalay dowladda hadda jirta, iyaga oo ku tilmaamay labo sano oo loo diyaargaroobayo doorasho qof iyo cod ah.
Midowga musharixiinta ayaa dalbaday in meel looga soo wada jeesto wax ay ku tilmaameen kaligii talisnimada dalka lagu burburinayo.

