admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Waalida gudoomiyaha xisbiga Ucid oo gaartey halkii ugu sareysay

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in lasoo saari doono sharci dambi ka dhigaya in gudaha Somaliland lagu...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey nawaaxiga villa somaliya

Waxaa howlgallo gaar ah ay ciidamada amaanka xalay ka sameeyeen xaafado ku yaala agagaarka madaxtooyada gaar ahaan kuwa katirsan degmada Warta Nabadda sida ay...

Dagaal qasaare geystey oo ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka gedo

Dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa degaanka Bohol Garas oo hoostaga degmada Doolow ee Gobolka Gedo uu ku dhexmaray laba...

Jeneraal Odawaa Yusuf oo maanta gaaray magalada buulo burde

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Maanta gaaray dagmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha...

Reysulwasaaraha oo dib ugu soo laabtay maanta magalada muqdisho

Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Raysal wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa 4 maalmood...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img