admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wakiilka qaramada midoobey ee somaliya oo maamul goboleedyada ugu baaqey inay soo dhameystiraan doorashooyinka aqalka sare

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa Maamul Goboleedyada ugu baaqay inay si degdeg ah u soo dhameystiraan, una qabtaan doorashada kuraasta ka...

Madaxweynaha maamulka jubaland oo ka hadley xiisada siyaasada dalka

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shalay ka hadlayay kulan uu magaalada Kismaayo kula qaatay qaybaha kala duwa ee bulshada ayaa soo...

Gudoomiyihii baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday oo soo afjarey shaqada baarlamaanka 10aad

Guddoomiye Mursal ayaa soo afjaray shaqadii Golaha Shacabka Baarlamaanka 10-aad, isagoo qoraal u diray Ra’iisal wasaaraha xilgaarsiinta, ogeysiinna siiyey Madaxweynaha xilku ka dhammaaday. Guddoomiyaha Golaha...

Weerar madaafiic ah oo xaley lagu qaadey saldhig ay ciidamadu lu lahaayeen degmada qansax dheere

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhig Ciidamada Dowlad ku leeyihiin degmada Qansaxdheere ee Gobolla...

Cabdi Xaashi oo ku guuleystey kursigii ugu horeeyey ee doorshada aqalka sare gobolada waqooyi

Kol dhaweyd ayaa waxaa si rasmi ah Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho uga bilaabatay doorashada kuraasta Aqalka sare ee gobolada Waqooyi ayaa cod bixintii...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img