admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaaraha oo kulan la qaatey eheladii Ikraan Tahliil

Raysal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax, ayaa mar kale ku celiyay in ay ka go’an tahay in...

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka oo sheegay carqalada hortaagan in la qabto doorashooyinka

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in shaqadooda uu saameyn ku yeeshay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira. Maadaama doorashadda ay...

Wafdi ka socda dowladda gaarey magaalada Hague si ay goobjooj uga noqdaan go,aanka dacwada bada

Wafdi uu hogaaminaayo Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa gaaray magaalada Hague ee dalka Holand. Ujeedada wafdiga ayaa lagu sheegay iney...

Sacuudiga oo safiir cusub usoo magacaabay somaliya

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad usoo magacawday safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdulcasiis Al-Sacuud ayaa hab fogaan...

Madaxweynaha maamulka jubaland oo magalada kismaanyo kula kulmey taliyaha Africom

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas Sarrouf iyo sarakiil kale. Kulanka oo ka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img