admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wasarada caafimaadka oo ka hadashay saameynta cudurka korono fayruska

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay la baaray 3,410, balse la...

Maamulka puntland oo macalimiinta ku amrey inay bixyaan canshuurta

Shir saxaafadeed uu qabtay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Maamul Goboleedka Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay in macalimiinta Iskuulada looga baahan yahay inay si deg...

Ciidamo ka tirsan alshabab oo weerar kusoo qaaday saldhig ciidamada ku lahaayeen degmada janaale

Ciidamo ka tirsan dagaalyahanada Al-shabaab ayaa weerar ku qaadey Saldhigyada ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin degmada Janaalle ee gobolka Sh/hoose. Dadka deegaanka ayaa sheegay...

Alshabaab oo meel fagaaro ah ku diley laba nin

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa goob fagaare ah oo ku taala degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose waxay ku toogteen laba rag ah oo ku eedeeyeen...

Madaxweynaha maamulka hirshabeele oo sheegay inuu wadahadal la geli doono cid walboo kasoo horjeeda maamulkiisa

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka hadlay dadka kasoo horjeeda Maamulkiisa iyo in dhowr jeer loo diiday tegitaanka Magaalada Beledweyne. Cali Guudlaawe...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img