admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Howlgalka cusub ee amisom oo loo gudbiyey golaha amaanka ee qaramada midoobey

Saraakiisha Midowga Afrika (AU), Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa qaatay dukumentiyo muhiim ah oo muujinaya qorshaha lagu dhisayo howlgalka cusub...

Gudiga doorashooyinka maamulka koonfur galbeed oo soo dhejiyey jedwalka doorashooyinka 13 kursi

Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Heer dowlad Goboleed ayaa Maanta oo Jimce ah shaaciyay jadwalka doorashada 13 kursi ee deegaan doorashadoodu tahay KGS gaar ahaan...

6 ka mid ergooyinka doorashooyinka ee gobolada waqooyin oo shaley ku dhintey qarixii ka dhacay isgoyska ceelgaab

Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay lala beegsaday gaari bas ah oo ay ka buuxeen ergada doorashada xildhibaannada gobolada waqooyi, ayaa ugu yaraan waxaa lagu...

Gudiga doorashooyinka koonfur galbeed oo shaaciyey qeybtii labaad ee doorashooyinka lagu qabanayo magalada baraawe

Guddiga doorashada maamulka koonfur galbeed ayaa shaaciyey qeybtii labaad 13 kursi deegaan doorashada koonfur galbeed ee Baraawe. Gudiga doorashooyinka ayaa horey u qabtey doorashada 13...

Ciidanka booliiska gobolka banaadir oo ka hadley qarax maanta ka dhacay isgoyeska ceelgaab

Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay Isgoyska Ceelgaabta ee Magaalada Muqdisho. Sidoo...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img