Gudiga doorashooyinka koonfur galbeed oo shaaciyey qeybtii labaad ee doorashooyinka lagu qabanayo magalada baraawe

0
322

Guddiga doorashada maamulka koonfur galbeed ayaa shaaciyey qeybtii labaad 13 kursi deegaan doorashada koonfur galbeed ee Baraawe.

Gudiga doorashooyinka ayaa horey u qabtey doorashada 13 Kursi oo taallay Magaalada Baraawe, Maamulka koonfur galbeed ayaa noqonaya maamulka keliya oo doorasho ku qabta laba deegaan doorasho.