Gudiga doorashooyinka maamulka koonfur galbeed oo soo dhejiyey jedwalka doorashooyinka 13 kursi

0
206

Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Heer dowlad Goboleed ayaa Maanta oo Jimce ah shaaciyay jadwalka doorashada 13 kursi ee deegaan doorashadoodu tahay KGS gaar ahaan Magaalada Baraawe.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in 12-ka ilaa 14 Bishaan la qaban doono tababarida gudsiyada soo gudbinta Ergooyinka & tababarida Ergooyinka, sidoo kalena la diiwaangelin doono musharrixiinta 13-ka Kursi.