admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maareeye oo daaha ka qaaday qorshaha ka dembeysa kulan ay magalada baydhaba ku yeelan lahaayeen beelaha dir iyo digil iyo mirifle

Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta, haatana ka mid ah xubnaha loo doortay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa soo...

Odawaa oo dib u hantiyey kurisigiisa

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka socda doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, iyada oo kursiga Koowaad la doortay. Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen...

Golaha amaanka oo soo gabagabeeyey la dagaalanka burcad badeeda xeebaaha somaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa bishan ka aamusey inay u cusboonaysiiyaan ruqsada uu hore u siiya Midowga Yurub ee ay ciidamadoodu kula dagaallamaayeen...

Dowlada somaliya oo ka hadashay weerer alshabab lagula beegsadey deegaano ka tirsan gobolka galgaduud

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay la beegsadeen saldhig kooxda Al-Shabaab ay ku leedahay Tuulo lagu magacaabo Hareeri-gubadle oo qiyaastii...

Maamulka koonfur galbeed oo soo saarey jedwalka xildhibaanada dooraan

Guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka qabashada doorashada 7 kursi oo ahaa kuraasta ugu dambeysa ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img