admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada boliiska oo howlgalo lagu sugayo amniga ka fuliyey xaafado ka tirsan magalada muqdisho

Taliska ciidanka booliska ee qeybta Waliyood Cadde iyo ciidanka nabad-sugida ee NISA, ayaa xalay howlgallo qorsheysan oo amni xaqiijin ah ka sameeyay baraha kontrool...

Reysulwasaaraha oo madaxweynaha hirshabeele kala hadley arimaha doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe, ayaa ka wada-hadlay in la furo tartanka...

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka maamulka hirshabele oo xilka laga qaadey

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilka qaadis ku sameeyay guddoomihahii guddiga doorashooyinka maamulka Hirshabeelle Axmed Xasan Diini, isagoona u magacaabay xubin guddiga...

Wasiirka maaliyada iyo hay’ada IMF oo kulan ku yeeshay magalada washingtion

Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku sugan magaalada Washington D.C ee Caasimadda dalka Mareykanka halkaasi oo shirar heer sare...

Ciidamo ka tirsan amisom oo qarax lagula beegsadey duleedka degmada balcad

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM xalay lagula eegtay qaybo ka mida gobolka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img