admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Ergeyga gaarka ah ee arimaha gurmadka abaaraha oo kulan la qaatey wasiirada gargaarka maamul goboleedyada

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag ah la yeeshay dhammaan wasiirrada Gargaarka Maamul...

Kolonyo ka tirsan ciidanka dowlada oo lagu weerarey inta u dhexeysa janaale iyo buufoow

Xubno katirsan Ururka Al-Shsbaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen Ciidamo katirsan kuwa Millateriga Soomaaliya oo marayay degaano hoostaga Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka...

Gudoomiiyaha baarlamaanka oo maanta kulan la qaatey safiirka dalka qadar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Amb. Hassan bin Hamza...

Agaasimaha cusub ee madaxtooyada oo xilka kala wareegey agaasimihii hore

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Ku xigeenkiisa Maxamed Amiin Sheekh Cismaan oo dhawaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu u...

Shaqo joojin lagu sameeyey wasiirka arimaha dibada

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqo joojin ku sameeyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse. Raysal wasaare Rooble ayaa sheegay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img