admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Gudoomiyaha gobolka hiiraan oo si kulul uga hadley dilalka ka dhaca gobolka

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si kulul uga hadlay dilalkii qorsheysnaa ee dhawaan Magaalada Beledweyne loogu geystay, Mas’uuliyiin, Askar iyo Odayaal dhaqan. Guddoomiyaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar ku tegi doona magalada baydhaba

Maanta oo Talaado ah ayaa waxaa la filayaa in safarkiisii ugu horreeyay uu ugu ambabaxo tan iyo markii la doortay 15-ka Bisha May Madaxweynaha...

Gudiga doorashooyinka oo aqbaley kala diristii uu reysulwasaraha ku sameeyey

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa marka hore u mahadceliyay Ra’iisul Waasaraha Soomaaliya Eng. Maxamed Xuseen Rooble magacaabistiisii guddiyo aqoon durugsan u...

Alshabab iyo ciidamada dowlada oo xaley ku dagaalmaay degmada afgooye

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Xalay saqdii dhexe ku dhexmaray degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab iyo ciidamada dowladda...

Hey’ada xuquuqda aadanaha oo madaxweynaha ka codatey inuu dib u furo baaritaanada shaqaale lagu diley golaleey

Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Humar Right Watch ayaa markale warbixin ka soo saartay dil laba sano ka hor deegaanka Golaleey loogu gaystay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img