Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo ujeediyay madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Shariif Sheekh Axmed ayaa wuxuu sheegay inaysan...
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Dr. Augustine Mahiga ayaa soo dhaweeyey doorashada madaxweynaha cusub ee dowladda federal-ka...