Ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgala gobollada koonfureed ee Soomaaliya ayaa saakay gudaha u galay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, kaddib markii...
Wariye ka faalooda barnaamiyada ciyaaraha oo maydkiisa oo qoorta ka go'an laga helay shalay degmada Huriwaa ayaa maanta lagu aasay deegaanka KM-13 ee duleedka...
Dagaal ayaa lagu soo waramayaa inuu saaka ka bilowday duleedka magaalada Kismaayo, dagaalkaas oo ay isaga soo horjeedaa ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya kuwa...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa u soo jeediyay ciidamada dowladda Soomaaliya in ay wax ka qabtaan isbaarooyinka...