admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Hoos u dhac ku yimid qiimaha laka siisto Dollarka Maraykanka

Hoos u dhac balaaran ayaa ku yimid qiimaha sarifka lacagta Dollar-ka Maraykanka, xili aysan waxba iska badalin qiimaha la iibiyo raashinka suuqyada magaalada Muqdisho,...

Dhagayso"Hawiyow hadaadan inoo diiday inaan dhisano Jubaland waan dagaalamaynaa!!

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdirashiid Cali Xaashi Dhabane ayaa ka dhawaajiyay in Daarood uu ku dagaalami doono sidii ay u...

Taliyaha Booliiska oo sheegay inay booliis gayndoonaa Wanlaweyn iyo Kismaayo.

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Generaal Shariif Sheekhuna Maye ayaa maanta waxa uu sheegay in ay wadaan qorshooyin ku aadan in ciidamo ay geeyaan degmooyin...

Dhegayso" Wafdi Wasiiro ah oo uu horkacayo Wasiirka Gaashaandhiga oo maanta ka degey magaalada Baydhabo

Wafdi heer Wasiiro ah oo uu horkacayo Wasiirka Gaashaandhiga Cabdixakiim Xaaji Maxmuud Fiqi ayaa maanta barqanimadii waxa ay ka dageen magaalada Baydhabo ee Xarunta...

Dhegayso" Warka Wadajirradio Atlanta

Warka Wadajirradio Atlanta 1/27/2013 -----Madaxweyne Xasan shiikh Maxamuud oo ka dhawaajiyay inuu jiro xiriir u dhexeeya Al-Shabaab iyo Islaamiyiinta Maali ----Gacan kudhiigle u baxsaday Koonfurta Suudaan...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img