Hoos u dhac ku yimid qiimaha laka siisto Dollarka Maraykanka

0
84

Hoos u dhac balaaran ayaa ku yimid qiimaha sarifka lacagta Dollar-ka Maraykanka, xili aysan waxba iska badalin qiimaha la iibiyo raashinka suuqyada magaalada Muqdisho, waxaana arintaan ay saamayn balaaran dadka shacab ah.

 

 

Halkan ka dhegayso