admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada dowlada oo alshabab kala wareegey deegaano ka tirsan gobolka shabelaha hoose

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Howlgalka ayaa...

Qoor qoor oo ka hadley xaalada amni ee deegaanada galmudug

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa ka hadlay xaaladaha amni ee degaannada Maamulkaas iyo weeraradii kala duwanaa oo ay Al-Shabaab...

Alshabab oo weerar jidgal ah ku qaatey Maamulka deegaanka lambar konton

Xubno katirsan ururka Al-Shabaab ayaa weerar jidgal ah ku qaaday Kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen Guddoomiyaha degaanka lanbar-konton ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyo...

Alshabab oo 7 ruux ku toogtey goob fagaaro ah oo ka tirsan deegaanada gobolka baay

Al-shaaab ayaa 7 ruux oo dhamaantood ahaa rag ku toogtay goob fagaare ah oo ku taala deegaanka lagu magacaabo Buulaay ee ka tirsan gobolka...

Masuul ka tirsan maamulka koonfur galbeed oo qarax miino ah lagu diley

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi ka dhacay qarax Miino oo lagu aasay afaafka hore...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img