Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa, iyaga oo ku ansixiyay Golaha Wasiirada cusub...
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta diyaarado dagaal oo ay leedahay dowladda Itoobiya ay duqeyn dhinaca cirka ah...