admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka wasarada arimaha gudaha oo odayaasha dhaqanka ugu baaqay iney ka qeyb qaataan la dagaalanka alshabab

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Wasaaradda Aarimaha gudaha ay heyso liiska tirade Odayaasha Dhaqanka...

Alshabab oo la wareegey gacan ku heynta deegaanka ceelcade

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelcadde oo magaalada Baledweyne dhinaca Galbeed kaga beegan qiyaas ahaan ilaa 60 KM ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Maanta deegaankaasi...

Ciidamada danab oo howlgalo ka sameeyey deegaano ka tirsan gobolka shabelaha dhexe

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB Gaar ahaan Ururka 7aad Guutada 16-aad ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka sameeyeen...

Reysulwasaaraha oo magalada tunis kulan kula qaatey gudoomiyaha ururka midowga africa

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Tunis ee caasimada waddanka Tuniisiya ayaa kulan doceed la yeeshay guddoomiyaha guddiga Ururka Midowga Afrika,...

Maamulka galmudug oo ka hadley dagaal beeleedyo ka dhacay gobolka galgaduud

Wasiirka wasaaradda warfaafinta maamulka goboleedka Galmudug ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey dagaal beeleedyo dib uga soo cusboonaaday qaybo ka mid ah waqooyiga gobolka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img