admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Odayaasha dhaqanka oo maanta gaaray magalada laascaanood

Odayaasha Dhaqanka isxilqaamay ee ka tegay magaalada Muqdisho ayaa gaaray goobaha ay isku hor-fadhiyaan Ciidamada Somaliland iyo kuwa la Magac baxay SSC ee duleedka...

Wadooyinka gala ama ka baxa degmada walaweyn oo isbaaro darteed ugu xayiran yihiin gaadiid badan

Waxaa Maanta xiran isku socodka dadka iyo Gaadiidka ee wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Tallaabadaan ayaa waxaa la sheegay...

Maxkamada ciidamada maamulka puntland oo xukun dil ah ku ridey 10 ruux

Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa xukun dil toogasho ah ku riday 10 nin oo ku eedeysnaa inay katirsan yihiin kooxda Alshabaab. Eedeysanayaasha dilka lagu xukumay waxaa...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo maanta booqasho ku tegey degmada aadan yabaal

Wafdigaan uu hoggaaminaayo madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Safarka madaxweyne Xasan Sheekh uu...

Madaxweynaha oo xaley fariinta ku saabsan bisha barakeysan ee ramadaan u direy shacabka somaaliyeed

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay jeediyay khudbad ku aadan dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa farriin u diray guud...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img