admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Aqriso:Gudoomiyihii Degmada Afgooye oo Qeylo Dhaanta U Dirsadey Maamulka Gobolka Iyo Maamulka Shariif Xasan

Cabdinaasir Caalin Ibraahin Gudoomiyaha maamulka degmada Afgooye ee Gobolka Shabelaha Hoose ayaa qaylo dhaan ka muujiyay xaalada maamulka degmada ka dib kolkii uu Qoraal...

Dhegayso…Mudaaharaad looga soo horjeedo go’aamada Trump oo ka socda Garoonka diyaaradaha ee magaalada Atlanta.

Mudaaharaad looga soo horjeedo go'aamada Trump uu ku soo rogay socdaalka dadka kasoo jeedo Todoba dal oo ay Soomaalidu ka mid tahay oo ka...

Dhegayso Musharaxiinta Madaxweynenimada u Taagan iyo Beelahooda

Waxaa goor dhaweyd magalada muqdisho lagu soo gabagabeeyay diiwaangalinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya oo soo bilaabatay 26kii bishan. Musharixiinta is diiwaangaliysay ayaa tiradooda...

Maamulka Somaliland oo Sheegey In Goboladooda aan lagu Isticmaali Karin Baasaboorka Somaliya

Wasiirka Arrimaha gudaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiiray Farotoon, ayaa sheegay in Somaliland laga dhoofi karin ama lagu soo gali Karin Baasaboorka Soomaaliya ee gudaha...

Culimada Degmada Galdogob oo Maanta Xukun Ku Ridey Dhalinyaradii Gabdhaha Ku Kufsadey Godogob

Shan Dhalinyaro ah oo dhamaadkii sanadkii hore labo Gabdhood ku kufsaday Degmada Galdogob ayaa maanta xukun lagu riday. Xukunkan oo ay rideen Culimada waxaa Goobjoog...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img