Dhegayso Musharaxiinta Madaxweynenimada u Taagan iyo Beelahooda

0
215

Waxaa goor dhaweyd magalada muqdisho lagu soo gabagabeeyay diiwaangalinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya oo soo bilaabatay 26kii bishan.

Musharixiinta is diiwaangaliysay ayaa tiradooda waxaa ay noqotey 24 xubnood.

Halkaan ka dhegayso  Warbixin (1)

Halkan hoose ka aqriso liiska musharixiinta u taagan xilka madaxweynenimo.