admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Sheegey In Wax Khilaaf ah u Dhexeyn Xukuumadiisa iyo Golaha Baarlamaanka

Ra’iisal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa isaga oo ku sugan magaalada Kismaayo sheegay in uusan jirin khilaaf waqtigan u dhaxeeya xukuumada...

Kulankii Isbuuclaha ee golaha Wasriirada oo ay Kasoo Bexeen Go,aamo Wax ku Ool ah.

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Kismaay, iyadoo laga soo saaray go’aano. Kulankii golaha wasiirada ee maalintii shaley lagu qabtey...

Ciidadama Xasilinta Dalka oo Xaley howlgalo Ka Fuliyey Xaafao Ka Tirsan Degmada Yaaqshiid

Wararka aynu ka heleyno magalada muqdisho ayaa sheegaya in habeenkii xaley ay ciidamada xasilinta howlgal xoog leh ka qabteen xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid...

Dawo Sawirka Maanta ee uu Amiin Camir Ka Sameeyey Cumar Cabdirashid iyo Damuljadiid

Amiin Camir ayaa maanta waxaa uu bogiisa kusoo qaatey sawir uu kaga turjumaayo qadiyad xumida heysata reysulwasaarihii hore ee dalka cumar cabdirashiid iyo kooxda...

Gudoonka Baarlamaanka oo Isku Deyeya In Ay Sharci aan Jirin Ku Maquuniyaan Saxaafada

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in sharciga lala tiigsan doono cid kasta oo warar been abuur ah...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img