Maamulka koonfur galbeed oo Abdixakiin cabdullahi Maxamed usoo magacaabay gudoomiyaha cusub ee degmada walaweyn, Degmada walaweyn ayaa aheyd gudoomiye la,aan tan iyo intuu dhintey gudoomiyihii hore ee degmada alaha u naxariistee Ismaaciiil Sheekh Abuukar,
Dhinaca kale waxaa isku shaandheyn lagu sameeyey qaar ka tirsan maamulka degmada iyada oo xilalka laga qaadey gudoomiye ku xiigeenka amniga, arimaha buslahada iyo gudoomiye ku xigeenka maaliyada.


