
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in diyaaradii ay la socotay Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Sacdiya Salaad oo siday deeq gargaar ah ay ka dagtay magaalada Boosaaso, ka dib markii ay saacad kahor celisay Puntland.
Is rasaaseyn kooban oo geysatay khasaaro ayaa afaafka hore ee Garoonka diyaaradaha Boosaaso ku dhexmartay ciidamada PMPF-ta iyo PSFta ee ku sugan magaalada Boosaaso, ciidanka PSF ayaa doonayey in ay soo galbiyaan kolonyada wafdiga Kusimaha Madaxweynaha, halka PMPF- ay haysteen amar kasareeya oo ah in aysan degi karin diyaaradda.
Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in Isimadda gobalka Barri ay dhankooda amreen in diyaaraddu dagto, bulshada la gaarsiiyo Deeq gargaar ee ay galbinayso Kusimaha Madaxweynaha, taas oo keentay in wafdiga kusimaha Madaxweynaha ay sinabad ah uga degyo garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso.
Islaantaan rashinka ku dabuleyso garowe,galkacyo iyo bosaso ADAN MADOWE muxuu geyey xudur,baydhaowa iyo galweyn
Comments are closed.