Gudiga doorashooyinka maamulka jubaland oo shaaciyey doorashooyinka kuraastii tiiley gobolka gedo

0
274

Gudiga Doorashada Jubaland ayaa shaaciyey 16kii kursi ee yaaley Magaalada Garbahaarey ee Gobalka Gedo.

Guddiga ayaa sheegay in mudo 2 todobad gudahooda lagu dooran doona kuraastaan.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in doorashada 16kan kursi ay ka dhici doonto Magaalada Ceelwaaq ee isla Gobalka Gedo.