Fahad Yasin oo ka mid noqdey xildhibaanada golaha shacabka

0
419

Magaaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka bilaabatay doorashada lix kamid ah 25-ka kursi ee taalla Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Kursigii ugu horreeyay ee lagu doorto Magaalada Beledweyne ayaa waxaa uu noqday kursiga Hop #086 kaas oo uu ku guuleystay Agaaaimihii hire ee NISA ahna la taliyaha dhinaca amniga Qaranka ee Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Kursiga Hop #086 ayaa waxaa ku tartamay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo helay 70 Cod halka musharixii la tartamayay ee Janeraal Axmed Dayib Axmed uu helay 24 Cod.