Madaxweynaha maamulka puntland oo soo saarey liiska musharixiinta aqalka sare

0
216

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska musharraxiinta aqalka sare oo ka kooban 11 kursi oo ay Puntland ku leedahay barlamaanka aqalka sare.