Daawo Wasiir Mareeye oo runta u sheegay Xildhibanada Reer Maay

1
197

Wasiiirka wasaarada warfaafinta oo maalintii shaley hor tegeya xildhibaanada golaha shacabka ayaa waxaa suaal ku saabsan sababta afka Mayga loogu hadli waayey weydiisay xildibaan sareeda.

Waxaa wax lala yaabo ah af ay ayaga diideen iney ku hadlaan sdey rabaan iney suaal dad uga weydiyaan?

Halkan hoose ka daawo suaasha Sareeda iyo qaabka uu uga jawaabay wasiirka wrfaafinta.

1 COMMENT

  1. Wasiir Maareeye si fayle oo addaalad ewaa ungku jiwaabi su’aally hildhibaan Sareetho. Maay horty atha ki dowaah af Maayky. Su’aalliby Mahaa tirii ii warsati. Horty ising reer Maay afkiing ki dowaha Baarlaamngky dhatiis ungku dowaha walii baarlamaangky ha gooyina wasaaraddy weelasy.
    Maddi runty liing baho afky Maayky Siyaasiinta (hildhibaanee, Wasiiree iyoonaay Siyaasiinty iyee dileeng Maayky. Hoo iyoo ki dowaha lahaayneeng heerky afky Maayky haty roogho ku hor mara lahaayi. Madduung Muthuniyaal, Wasiiryaal iyo Siyaaiineey ki dowaha afkii aathiing siingky dhaleey siingky barbaariithi. Af ii dhaghang dadkii ing dhalathii hormariyo koraang maa dad li tuutuughi mo hormaiyo koraang.
    Amaang ee ii qaddaring eed ing billeering aay muthunaa Hildhibaang Mahamd isaak Usmaang (Fanah) billithaa shafeethaa ku muthunyi bulsho wiingty ki dowahaaso Maay tarri

Comments are closed.