Maamulka Degmada Xamar Jajab oo Digniin Culus u Direy Ganacsatada Degmada

0
433

Guddoomiyaha degmada Xamar-jajab ee Gobolkan Banaadir Guhaad Sheekh Xasan ayaa shacabka degmada gaar ahaan Ganacsatada ugu digay iney waxyaabaha aan u wanaagsaneyn bilicda iyo caafimaad qabka dadka ay ku shubaan wadada iyo goobaha kale ee danta guud.