Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Fariin Adag u Direy Ciidamada Asluubta

0
119

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janeraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa Saraakiisha Ciidamada Asluubta faray inay si wanaagsan ugu Shaqeeyaan Shacabka Soomaaliyeed, isla markaana ay gutaan waajibkooda Shaqo.

Waxaa uu sheegay in Ciidanka Asluubta Soomaaliyed Shaqooyika loo diray aysan wanaagsaneyn inay ceeb ka timaado, hayeeshee looga baahan yahay in lagu amaano Shaqadooda,waxaana Saraakiisha Ciidamada uu faray inay wadaniyad ku Shaqeeyaan.

Jeneraal Mahad ayaa ah taliye dhawaan loo doortey xilka kadib kolkuu kusoo guuleystey dhibaateynta shacabka koonfurl galeeb sidaasna dalacsiin ku heley.