Dhegeyso: Alshabab iyo Kuuxo Macawisleey ah oo ku Dagaalamay Duleedka Degmada Buulaburde

0
93

Dagaalkaan geystay khasaaro kala duwan ayaa Kooxda la Magac baxday Macawiisleey iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab waxaa uu ku dhexmaray deegaan duleedka ka ah degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Xubno ka tirsan Kooxda Macawiisleey ay weerar ku qaadeen deegaan lagu Magacaabo Geedweyn oo ku yaalla duleedka Buulo-Burde,waxaana halkaasi ka dhacay dagaal mudo saacad ku dhow socday,sida uu sheegay mid ka mid ah horjoogayaasha Kooxd Macawiisleeyda.