Dhegeyso: Wasiirada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha oo Ka Hadashay Koronto La,aanta Ka Jirta Dalka

0
45

Wasiirka Wasaaradda Taramarta & Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa sheegtay in xilligaan dalka Soomaaliya ay aad u yartay tamarta ama korontada,isla markaana aysan gaarsiisneyn sidii loo baahnaa.

Waxaa ay sheegtay in baahi badan loo qabo in la helo Koronto,iyada sheegtay in Koronta dalka hadda ka jirta aysan dabooli Karin baahida loo qabo in la helo Koronto,kadib wixii ka dambeeyay burburkii dalka ee sanadkii 1991-dii.