Warqad Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha oo lagu Sheegay In uu Madaxweynaha Iska Celiyey Jisiyadii Mareykanka ee uu Haystay

0
79

Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu celiyay jinsiyaddiisii labaad ee uu ka qaatay dalka Marekanka.

Go’ankan uu qaatay madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu noqonayaa go,aankii ugu horeeyey ee uu qaato sayaasi somaaliyeed oo markaasi masuuliyad ka haya dallka.