Tacsi Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
49

Inaalilaahi wa ina ileyhi raajicuun Bahda Daafeet Media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaan Reer Cusmaan Cumar Nuure oo aabahood Cusmaan Cumar Nuure hebeenkii xaley ku geeryooday magalada Toronto ee dalka Canada, Waxaa kaloo ay tacsi taas la mid ah u dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay.

Waxaa ayna leeyihiin samir iyo iimaan ilaahay ha inaga wada siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo janadii fardowsana ilaahay haka waraabiyo Amiin Amiiin.